Wasaradda Arrimaha Gudaha Soomaaliya oo sheegtay muhiimada uu leeyahay Nidaamka Aqoonsiga Qaranka

0
37

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS Cali Yuusuf Cali ayaa waxuu ka hadlay muhiimada uu bulshada u leeyahay qorshaha dib-u-eegista howlgelinta Nidaamka Aqoonsiga Qaranka.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here