Wasarada macdanta tamarta iyo biyaha dowlad goboledka jubbaland oo Qabatay kulan

0
373
Kismaayo(Waamo Radio)Kulankan  ay soo  qabisay wasrada macadanta tamarta iyo biyaha. Dowalad gobaled jubbaland  aya  waxa loga hadlayay qaabka ugu haboon ee Guud ahaan magalada kismayo  lo gaarsin laha biyo nadiif ah . waxa Madasha kulanka kasoo qayb galay masuliyiin ay kamid yihiin  gudomiyaha Rugta ganacsiga jubbaland ,gudomiyaha gobolka jubada hose Iyo wasiirka wasarada macadanta tamarta iyo biyaha
Shifi rabit kahin oo gudomiyaha rugta ganacsiga iyo warshadaha  jubbaland Oo kulanka kahadlay  aya shegay in biyaha la antod ayana nolol jirin  lona  Bahanyahay in shacabka reer kismayo ay helan biyo ku filan oo nadiif ah.
Dhanka kale Wasiirka Wasaarada Macdanta, Tamarta iyo biyaha Jubbaland ayaa manta kulan is xog wareeysi ah la qaatay 20 hey’adood oo ka mid ah hey adaha ah ka Shaqeeya Arimaha Gar-gaarka  Ee  Xarumaha ku leh  Magalada Kismayo

Hay’adaha Ayaa wasiirka uga warbixiyey Waxyaabaha ay ka qabteen dhinaca Biyaha oo ay ka mid yihiin  Qaar ka midda Goobaha Waxbarashada Kismaayo oo ay hay’aduhu ka Fuliyeen Mashaariic dhinaca biyaha ,Ceelbiyood laga qoday Xaafadaha la Dajiyay  dadka ka soo Laabanaya Xerayaha qaxootiga dhadhaab Ee Dalka Keenya.

Waxaa Warbixintaan inoo soo jeedinaya:-Xamdi Maxamed Yaasiin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here