Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Kallumaysiga iyo Khayraadka badda dowlad gobaleedka Jubbaland ayaa ka hadashay waxaa keenay hoos udhaca ku yimid wax soo saarka badda gaar ahaan kalluunka.
Juweyriya Hassan Ahmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.