Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Rob la’aantu waa dhibaato culus oo saameyn weyn ku leh dadka reer miiga ee Soomaaliya, kuwaas oo noloshoodu ku tiirsan tahay xoolo-dhaqashada iyo Tabacshada beeraha .
Agaasimaha waxaad Kheyradka Dibiiciga iyo keymaha ee wasaradd Deegaanka iyo isbadalka cimilada Jubbaland Maslah Mowlid Maxamed ayaa waxuu ka warbixiyay Saamaynta Rob La’aanta ee Nolosha Dadka Reer Miyiga
Abidnoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.