Wasarada Dastuurka Jubbaland Oo Tawabar kusaabsan Fahamka Nidaamka  federalismka Kufurtay Kismaayo

0
373

Kismaayo(Waamo Radio)Tobabarkan oo ku saabsan Fahamka nidaamda federalismka   Ayaa socondoona Mudo 3 Malin  Ah Waxana  soo Qaban Qabisay  wasaarada daaduurka iyo arimaha federaalka ee dowlad goboleedka jubbaland

Hotel Meca Ayu Kasocon Dona Tawa Barkaan Waxaana Kaso Qeyb Galay  Ardayda Jamacadaha Odayasha Dhaqanka Ururada Haweynka Iyo Dhalinyarada   kaas oo ay ka faaideysan doonana Inta Uu Tawa Bawabarkaan socdo

Ugu Horeen Daahfurka Tawabarka Waxaa Kahadlay Wasirudowlaha Wasarada Arimah Dastuurka Ee Jubbaland Iyo Gudomiyaha Gudiga Dastuurka Ee Baarlamanaka Jubbaland

Oogu Danbeyntii Waxaa Goobta Kahadlay Oo Tawabarka Daahfuray Wasiirka Wasarada Dastuurka Iyo Arimaha Fadaraalka Jubbaland Cumar maxamed Cabdi.

Waxaa warbixintaan inoo soo jeedinaya:-Iidle Aadan Maxamed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here