Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Arimaha Gudaha Fedaraalka iyo Dib u heshiisiinta Jubbaland ayaa deegaanka Cabdalle biroole oo dhaca duleedka waqooyi ee magaalada kismaayo tabar ugu qabatay bulshada degaanka kaas oo kusaabsan habka xalinta khilaafaadka kadhaxdhaca bulshada.
Juweyriyo Hassan Ahmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.