Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jubbaland Cr/rahmaan Cabdi Axmed oo uu weheliyo Wasiir kuxigeenka Amniga Gudaha Jubbaland Aadan Ahmed Xaaji iyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda ayaa qaabilay wafdi kasocday Hay’adaha UN-ka.
Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.