Kismaayo(Idaacadda Waamo)Agaasimaha Guud ee Wasaaradda xannaanada xoolaha dhirta iyo daaqa Jubbalnd ayaa ka warbixiyey waxyaabihii u qabsoomay wasaarada inta ay shaqeeneesay isagoona sidoo kale kawaramay qaabka uu u shaqeeyo maxjarka magaalada kismaayo.
Fartuun Nuur Aadan,ayaa warbixintan inooga diyaarisay.