Wasaaradda xannaanada xoolaha Jubbaland oo ka warbixisay xoolaha laga dhoofiyo Dakada Kismaayo

0
350
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Xoolaha nool ee laga dhoofiyo dakada Magaalada kismaayo ayaa ka hor intaan aan la dhoofin waxaa la mariyaa baaritaano lagu xaqiijinayo Caafimaad kooda.
Xoolaha inta aan dakada lakeenin waxaa lasoo mariyaa maxjarka xannaanada xoolaha oo ay joogaan dhakhaatiir ka shaqeeya xannaanada  iyo hubinta badqabka xoolaha  la dhoofinayo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here