Wasaaradda Xanaanda Xoolaha,dhirta iyo Daaqa Jubaland oo ammar ka soo saartay Gowraca Xoolaha

0
204

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Xanaanda Xoolaha,dhirta iyo Daaqa Dowlad Goboleedka Jubaland ayaa digniin adag ka soo saartay gawraca Xoolaha aan soo marin baaritaanka caafimaad ee ay wasaaraddu sameeyso,Wasaaradda ayaa sheegtay ciddii u hoggaansami wayda ammarkaan in ay la kulmi doonto tallaabo waafaqsan sharciga.

Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here