Kisamaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Jubbaland ayaa kormeeray xarun lagu xanaaneeyo digaagga oo ku taalla Xaafadda Midnimo ee magaalada Kismaayo halkaasi oo lagu xanaaneeyo Digaag badan oo wax soo saarkeeda looga faa ideeyo bulshada magaalada, wasiirka ayaa ayaana goobtaan oo ay hirgayeen qaar ka mid ah Haweenka kismaayo gaarsiiyo Agabyo kala duwan.
Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.