Wasaaradda Xanaananada,Xoolaha,Dhirta iyo Daaqa Jubbaland oo faahfaahisay qorshayaasha Dhoofka Xoolaha

0
259

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Bulshada Soomaaliyeed waxaa 80%100  Lagu qiyaasaa in ay yihiin Xoollo dhaqato  iibka xoolaha nool ayaa door waayn ka qaata kobaca dhaqaalaha dalkeena,Dowlad Goboleedka Jubbaland waxaa ay ka mid tahay meelaha aadka looga dhoofiyo Xoolaha nool gaar ahaan Lo’da.

Xoolaha inta aan Dekadda laga dhoofin ka hor waxaa muddo laga hayaa Maxjarka Xoolaha ee magaalada Kismaayo si loo hubiyo Caafimaadka xoolaha la dhoofinayo
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Xanaanada xoolaha Jubbaland Cabdullaahi Cali Faarax ayaa ka warbixiyay qorshayaasha Wasaaradda ee ku saabsan Xanaanada Xoolaha iyo wadamada ay Soomaliya u  dhoofiso Xoolaha nool.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here