Kismaayo(Idaacadda Waamo)-iyaadoo aay foodda inagu soo heyso maalinta Ciidda Carafada oo uu waqti kooban ka dhimanyahay ayaa Wasaaradda Xanaanada,Xoolaha,dhirta iyo Daaqa Dowlad Goboleedka Jubbaland waxaa ay war ka soo saartay gowraca Xoolaha.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.