Wasaaradda Xanaanada Xoolaha,Dhirta iyo Daaqa Jubbaland oo digniin ka soo saartay qashinka waddooyinka La soo dhigi

0
181
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Bacaha la soo dhigo goobaha qashinka iyo hareeraha wadooyinka ayaa qatar caafimaad waxa ay ku tahay nolasha xoolaha deegaanka.
Neeefka cuna Bacaha ayaa waxa ay isaga duubtaa dheef shiidka,taas oo sababeyso cafimaad darro aad u weyn oo soo wajahda.
isku duwaha degmada Kismaayo ee wasaaradda xanaanada xoolaha dhirta iyo daaqa dowlad goboleedka Jubbaland ayaa waxa uu ka digay xoolaha lagu soo siideeyo magaalada.
Fartuun Nuur Aadan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here