Wasaaradda Xanaanada Xoolaha XFS oo Muqdisho ku qabatay Shirka wadatashiga mashruuca u adkeysiga Aafooyinka

0
24

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Agaasimaha guud ee wasaaradda Xanaanada Xoolaha dirta iyo daaqa dowladda fadaralka somaliya ayaa manta muqdisho kadaahfuray shirka wada tashiga xirirka mashruuca raaise oo ah mashruuc lagu dhisayo u adkeysiga afooyinka sida abaraha cudurada ku dhaca xoolaha iyo kordhinta wax sosaarka calafka xoolaha.

Ugu horeeyen waxaa shirka ka hadlay agaasimiyaasha guud ee dowladda goboleedyada koonfurgalbeed Hirshabelle iyo Galmudug waxayna sharaxeen shaqooyinki ugu danbeeyay ee uga qabsoomay mashruucan.

Mowliid Adi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here