Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Soomaaliya oo sheegay in ay ka shaqeyneynaa in Suuqyo hor leh loo helo iibka Xoolaha Soomaaliya

0
101
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaarada Xanaanada xoolaha, Dhirta iyo daaqa Soomaaliya ayaa waayadii dambe waday dadaalo lagu hormarinaayo xoolaha Soomaaliya Looguna iib geenaayo meelo badan oo caaalamka kamid ah.
Wasaarada Xanaanada xoolaha, Dhirta iyo daaqa Soomaaliya Xasan Xuseen Maxamed (xasan Eelaay)  ’’Waxaan ka shaqeyneynaa in aan Suuqyo hor leh u helno  iibka  Xoolaha Soomaaliya.
Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here