Kiamaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa ee Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa warbixin muhiim ah ka soo saartay xaaladda caafimaad ee xoolo dhowaan loo qeybiyay qoysas barakacayaal ah oo ku sugan waqooyiga magaalada Kismaayo. Tallaabadan ayaa qeyb ka ah dadaallada ay wasaradda Xananada Xoolaha Jubbaland ay uga gol leedahay taageeridda dadka nugul ee ay saameeyeen abaaraha iyo barakaca.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.