Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Jubbaland oo wada qorshe xal waara loogu raadinayo dadka xoolahoodii ku waayay abaaraha.

0
33

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa wada dadaalo ay uga qayb qaadanayso in xal waara loo helo dadka xoolahoodii ku waayay abaarihii fatahaadihii sanadihii la soo dhaafay ku dhuftay dalka gaar ahaana deegaanada Jubbaland kuwaas oo in badan oo ka mid ah ay hada barakac ku yihiin deegaanada loo diyaariyey sida Luglow, Istanbuul, Ceel Jaale 1, Ceel Jaale 2 ee duleedka Kismaayo ku yaalo.

Hamdi Mahamed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here