Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Jubbaland oo tababar qabatay

0
291

Kismaayo(Idaacada Waamo)Wasaaradda Xanaanada xoolaha dhirta iyo daaqa dawlad gobaledka Jubbaland  ayaa waxaa ay qaar ka mid ah shaqaalaha wasaaradaha  dawlad gobaleedka Jubbaland ay u furtay tababar ku saabsan maareeynta dhaqaalaha dhirta iyo daaqa.

Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here