Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Dhirta iyo daqa Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa faahfaahin ka bixisay dadaallada lagu xoojinayo adeegyada caafimaad ee xoolaha, iyadoo sheegtay in la diyaariyey qorshe ballaaran oo lagu horumarinayo daryeelka xoolaha ee deegaanada miyiga iyo tuulooyinka fogfog.
Agaasimaha waxada Adeeg Caafimaad ee wasaradda xananada Xoolaha dowlada Goboleedka Jubbaland Dr Osman Ahmed Xassan ayaa waxuu sheegay in adeegyada caafimaadka xoolaha la gaarsiin doono deeganada dowlada Goboleedka Jubbaland.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.