Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Jubbaland ayaa waxuu ka hadlay shir dhawaan lagu qabtay magalda Kismaayo kaas oo u dhaxeeyay Wasaaradda Xanaanada, iyo maamulka Jaamacadaha degmada Kismaayo.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.