Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Xanaanada, Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa Dawladda Goboleedka Jubbaland ayaa waxaa maanta kala wareegtay Wasaaradda Xaanada Xoolaha XFS Talaalka Xoolaha oo sadax nooc isku jira kuwaas oo muhiim u ah xoola dhaqatada kunool deegaanada dowlada goboleedka Jubbaland.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.