Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Jubbaland oo la wareegtay Daawo loogu tago galay Xoolaha

0
12

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa  ayaa maanta la wareegay afar boqol iyo konton kaartoon oo ku jiray dawooyin kala duwan iyo qaboojiyeyaasha lagu keydiyo dawooyinka.

Dawooyinka iyo qaboojiyeyaasha ayaa ah qeybtii sedexaad, waxaana ugu deeqay bangiga aduunka, gaar ahaan mashruuciisa “FSRP” qeybtiisa gurmadka deg-dega ah, kuwaas oo loogu talagalay in daweeyo   xoolaha ku dhaqan deegaanada Jubbaland.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here