Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Jubbaland oo ku dhawaaqay tallaabo ka dhan ah dadka ku shaqeysta Gaari Dameerka

0
62
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiir ku xigeenka Wasaarada Xanaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa dowladda Jubaland Ibraahim Cabdi Xasan ayaa digniin u diray dadka ku xamaasha Gaari Dameerka iyo Dibida ee saara tan xad dhaaf ah oo uusan awoodin neefku,

Wasiir ku xigeenka ayaana sheegay in tallaabo sharciga waafaqsan laga qaadi doono, qofki lagu arka isago wax kabadan halfosta kuwada gari damerka waxana laamaha amaanka u faray in ay amar u qabaan cidii ay ku arkaan gaari dameer saaran hal fuusto wixii ka badan in Maxkamad loosoo taagosi sharciga lamariyo.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here