Wasaaradda Xanaanada, Xoolaha Jubbaland oo kormeertay Maxjarka Xoolaha

0
29

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Xanaanada, Xoolaha Jubbaland ayaaa waxay maanta kormeer ku tageen Maxjarka Xoolaha si ay u soo indha-indhayaan marxaladaha caafimaad ay ku sugan yihiin xoolaha kujira maxjarka ee la doonaayo in laga dhoofiya Degmada Kismaayo.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here