Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Jubbaland oo ka warbixisay Xoolaha ku jira Maxjarka Kismaayo

0
42

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Masuuliyiin uu hor kacaayo Agaasimaha Waaxda Caafimaadka ee Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Jubbaland Cusman Axmed Xassan ayaa booqday Xarunta Macjarka Xoolaha Kismaayo wuxuuna faahfahin ka bixiyay xaalada caafimaada ay ku sugan yihiin xoolaha ku jira  maxjarka.

Abdinoor Samriye  ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here