Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Taliyaha guud ee Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa ee Dowlad Goboleedka Jubbaland Dr Shukri Mohamed Yusuf ayaa tilmaamay in howlgallo lagu daweynayo xoolaha laga fuliyay deegaano badan oo Jubbaland ah, gaar ahaan kuwa ay abaartu si gaar ah u saameysay, waxaa kale oo la sheegay in la qaybiyay talaallo iyo dawooyin lagu xakameynayo cudurrada faafa.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.