Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Jubbaland oo ka warbixisay Daaweynta Xoolaha

0
13

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Xooluhu waa laf-dhabarta nolosha bulshada reer miyiga ah ee Jubbaland, waxeyna door muhiim ah ka ciyaaraan dhaqaalaha iyo cuntada gobolka.

Iyada oo ay jiraan caqabado ka dhashay isbeddelka cimilada, cudurro faafa, iyo xaalado adag ay la tacaalayaan Xoola dhaqatada Jubbaland ayaa waxaa Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa ee Dowlad Goboleedka Jubbaland ay wadaa dadaal xooggan oo lagu xoojinaya caafimaadka xoolaha iyo daryeelkooda.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here