Wasaaradda xanaanada xoolaha Jubbaland oo ka hadashay saamaaynta ay abaartu u gaaysatay dadka xoolo dhaqatada ah  .

0
199

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Abaaro baahsan ayaa labadii bilood ee ugu danbaysay ka jiray deegaanada dowlad goboleedka Jubbaland waxaa ayna si wayn u saamaaysay dadka xoola dhaqatada ah .

Dadka reer guraaga ah ee ku nool deegaanada Jubbaland ee ay abaartu ka jiro ayaa waxaa isugu darsamay xaaluf iyo biyo la,aan ku waas oo sababay in dad badan ay ka dhamaadaan xoolihi ay dhaqan jireen .

Wasaaradda xanaanada xoolaha dhirta iyo daaqa dowlad goboleedka Jubbaland ayaa Magaalada Kismaayo ku qabatay kulan looga arinsanayay xaalada abaaraha ee ka sii
daraya ee ka jira deegaanada Jubbaland.
Hamdi Maxamed Yasiin,ayaa warbixintan inooga diyaarisay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here