Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Jubbaland oo faahfaahisay qorshe lagu Horumarinayo dhoofka Xoolaha

0
18

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Dhoofiinta Xoolaha ayaa waxaa bulshada Kunool dowlada Goboleedka Jubbaland ay u tahay laf-dhabar waxaan ka faa’iideystaan ka Ganacsiga Xoolah kuwaas oo u iib geeyaan dalka dibadiisa.

Wasaaradda Xanaanda Xoolaha dhirta iyo Jubbaland oo u fududeeysay bulshada in ay   dhoofiyaan Xoolaha ayaa waxaa inta badan xoolaha lagu hayaa maxjarka xoolaha degmada Kismaayo kuwaas oo lagu xanaanyaa xoolaha si lagu iib geeyaan dalka dibadiisa.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here