Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Jubbaland oo Faah-faahisay Qorshaha Maal-gashiga Kismaayo

0
20
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Xanaanada Xoolaha ee Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa maanta ka qeyb galay shir muhiim ah oo lagu soo bandhigayay qorshaha maalgashiga degmada Kismaayo.
Shirkaan, oo ay kasoo qeybgaleen mas’uuliyiin kala duwan, ganacsato, iyo daneeyayaasha horumarinta deegaanka, ayaa diiradda lagu saaray fursadaha maalgashi iyo horumarineed ee degmada, si loo dhiirrigeliyo koboca dhaqaalaha iyo abuurista shaqooyinka.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here