Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa Jubbaland Mxamad Cabdinuur Cali ayaa Kormeer ku tagay Xarunta Diyaarinta Calafka Xoolaha ee Deegaanka Goobween ee WAQOYIGA Magaalada Kismaayo.
Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.