Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Waxaa Maanta dekadda waayn ee Magaalada Kismaayo laga dhoofiyay 2,300 oo Neef oo lo’ah ku waas oo laga kala keenay deegaanada Jubbaland loona dhoofiyay Dalal ka tirsan khaliijka.
Xoolahaan ayaa ka hor inta aan la dhoofin waxaa la soo marsiiyay Maxjarka xoolaha ee Magaalada Kismaayo halkaas oo xoolaha lagu marsiiyo baaritaan Caafimaad.
Xamdi Maxamed Yaasiin,ayaa warbixintan inooga diyaarisay.