Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Jubbaland oo Dawooyin Gaarsiisay Xoolo Dhaqatada ku dhaqan Deegaanada Waqooyi ee Kismaayo 

0
206

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Jubbaland ayaa waxay gaarsiisay dawooyinka xoola si ay ugu daaween cudur heysta qaar ka mid ah xooolo dhaqatada ku nool deegaanada waqooyiga magaalada Kismaayo.

Juweyriya Hassan Ahmed ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here