Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Jubbaland oo daahfuray Mashruuca daaweynta Xoolaha

0
240
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-kulan ay iskugu yimaadeen Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Jubbaland iyo qaar ka mid ah bulshada kunool magaalada kismaayo ayaa waxaa laguĀ  daahfuray mashruuca daawaynta xoolaha oo la filayaaa in laga bilaabo deegananada Jubbaland.
Abdinoor Samriye :- ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here