Wasaaradda Xanaanada xoolaha Jubbaland oo bulshada ugu baaqday ilaalinta dhirta

0
33

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Ilaalinta iyo beerista dhirtu waxay door muhiim ah ka qaadataa ka hortaga xaalufka iyo nabaad guurka ku dhaca deegaanka, sidoo kale ilaalinta dhirta waxay kor u qaada bilicda deegaanka waxaana laga maarmaan ah in bulshadu ay ku baraarugaan ilaalinta dhirta iyo dhul daaqsimeedka muhiimka u ah dadka Xoola dhaqatada ah.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here