Kismaayo(Idaacadda Waamo)Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa Dowlad Goboleedka Jubaland ayaa waday dadaalo kala duwan oo talaal iyo daaweyn loogu samaeynaayo xoola dhaqata akunool deegaanaada Jubbaland.
Deegaanka Dabeeyl Weyne ayaa waxaa daaweyn iyo talaalka loogu sameeyey dadka xoola dhaqatada halkaasi kunool waxaana fuliyay howshaasi qaar kamid ah shaqaalaha Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa Dowlad Goboleedka Jubbaland.
Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.