Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Hirshabelle oo Ku baaqday In la joojiyo Jarista dhirta

0
35

Kismaayo(Idaacadda Waam)-Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Xanaanada Xoolaha dhirta iyo daaqa ee dowlad goboledka Hirshabelle Hassan Axmed Cusmaan oo warbaahinta La hadlay ayaa ka,warbixiyay ahmiyada ay leedahay badqabka dhirta deeganka waxa uun cod sare ugu baaqay dhamaan bulshada deeganada hirshabelle in aay ka qeyb qaatan ln ay jooiyaan jarista dhirta.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here