Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa Dowladda Jubbaland Maxamed Nuur Cali ayaa maanta magalada kismaayo ka daah-furay shirka wadatashiga Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Jubbaland iyo Jaamacadaha degmada Kismaayo kaasi oo looga hadlayay hormarinta Xoolaha.
Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.