Wasaaradda Xanaada Xoolaha Jubbaland oo soo gaba-gabeeysay Tallaalka Xoolaha ee sanadlaha ah

0
347
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Xanaada Xoolaha Jubbaland oo soo gaban gabeeysay Tallaalka Xoolaha ee sanadlaha ah.
Ol’olahaan oo  isugu jiray Tallaalka  iyo daweeynta Xoolaha   ayaa waxaa uu socday mudo toban beri ah,waxaana Ol’olehaan iska kaashanaayay wasaaradda Xanaanada Xoolaha Jubbaland iyo Hay’adda NRC.
Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here