Wasaaradda Xaanada Xoolaha,dhirta iyo Daaqa Jubbaland oo faahfaahisay adeegyada ay u Bulshada u qabtay

0
293
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Xanaanada Xoolaha,dhirta iyo daaqa Jubbaland ayaa waxay ka warbixisay adeegyada Caafimaad ee ay u qabtaan dadka xoolla dhaqatada ah ee ku nool deeganada Jubbaland iyo wada-shaqeynta ka dhaxeeyso dadka xoola dhaqatada ah.
Fartuun Nuur Aadan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here