Wasaaradda waxbarshada Jubbland oo baaq u dirtay waalidiinta

0
285
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Iyadoo ay gabdhuhu ku wanaagsanyiihiin  dhanka waxbarshadda hadana waxaa muuqata in ay waalidiinta Soomaaliyeed ay ku baraarugeen in ay gabdhaha ay waxa baran karaan.

Gabdhaha waxa barta  ayaa  natiijooyin wanaagsan  ka gaadhay imtixanaanka iskuulada laga qaado waxayna taaasi  qeyb ka tahay Horumarka dhinac waxbarshada ay ka gareen gabdhaha waxabarta ee ku nool Dowlad Goboleedka Jubbland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here