Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Maalinnimada biri oo sabti ah tariqduna ey ku begantahay 8-6_2014 waxa guud ahaan deeganada Jubbaland ardeyda Iskuulada u dareeri donan imtaxanka shahadiga ee dugsiga dhexe kaas oo ey qadeysa wasarada waxbarashada Jubbaland,waxaana sanadkaan imtaxanka ka qeygalaya Ardey ad u badan Axmed Farah Ali Aweys agaasimaha guud ee wasaaradda waxbarashada Jubbaland oo xafiskisa kula hadlay warbaahinta ayaa kawarbixiyay tirada Ardeyda u farisaneysa imtaxaanka sanadkaan iyo goobaha ay ku galayaan.
Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.