Wasaaradda Waxbarashada XFS oo daah-furtay tababarka Macalimiinta cusub

0
39
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Waxbarashada XFS ayaa waxay daahfurtay tababarka Macalimiinta Qaranka oo muddo 30 cisho ah soconaya.
Macalimiinta qaadanaya Tababarka ayaa waxa dhawaaan lagu soo kala xushay imtixaan ay u fadhiisateen   kuwaas oo qaar ka mid ah ku soo baxay Imtixaanadka Qaranka.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here