Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasiiru dowlaha Wasaaradda Waxbarashada Puntland Abdisalaan Ali Farah ayaa Hay’adda CARE International kala wareegay labo Gaariga oo ah Toyota ah lagana iibiyay Mashruuca Waxbarashadu Waa Iftiin wajigiisa 4-aad.
Munaasabadda labada gaari loogu wareejinaayey waxaa ka hadlay mashruuca IFTIIN Wasiiru dowlaha Wasaaradda Waxbarashada Puntland iyo masuuliyiin ka socday Hay’adda CARE International.