Wasaaradda Waxbarashada Jubbaland shir la qaadatay Hay’addaha Wasaaradda kala shaqeeya arimaha waxbarashada.

0
218

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Shirka ay Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare ee dowlad goboledka Jubbaland la qaadatay Hay’adaha  wada shaqaaynta la leh wasaaradda ayaa looga hadlayay wada jirka sanadlaha ah ee dib u eegista waxbarashada 2021ka.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here