Wasaaradda Waxbarashada Jubbaland oo Wax ka badal ku sameysay sanad dugsiyeedka Waxbarasha Dowlad Goboleedka Jubbaland

0
227

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Waxbarashada Dowlad Goboleed Jubbaland ayaa Wax ka badal ku sameysay Sanad dugsiyeedka Waxbarasha Dowlad Goboleedka Jubbaland ee 2023/24.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here