Wasaaradda Waxbarashada Jubbaland oo warbixisay farqiga udhaxeeya macalin tababaran iyo mid aan tababarneyn.

0
80

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Agaasimaha Taclinta Sare ee Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha & Tacliinta Sare ee Jubbaland, Mudane Maxamed Dayib oo ka qeyb galay munaasabad ay ku qalin jabinayeen macalimiin ka baxay Macadka Tababarka macalimiinta Jubbaland kuwaas oo dhameystir tababar ku saabsan macalinnimada ayaa  warbixisay farqiga udhaxeeya Macalin tababaran iyo mid aan tababarneyn.

Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here