Wasaaradda Waxbarashada Jubbaland oo Wado Dadaalo Lagu Hormarinayo Waxbarashada Deegaanada Jubbaland 

0
424
Kismaayo(Idaacada Waamo)Tan iyo xiligii ay burburtay dowladii dhexe ee dalka ayaa waxaanan hakad gelin howlihii waxbarasho ee gobalka Jubadda hoose.
gudoomiyaha waxbarashada gobalka Jubadda hoose Saalax Khalaf Xasan oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in ay mideeysanyihiin Iskuulaadka laguna dhaqmo manhajka ay soo diyaarisay wasaarada waxbarashada dowlada Fedraalka Soomaaliya,islamarkaasina hormaro kala duwan laga dareemayo howlaha waxbarasho ee gobalka Jubadda hoose.

R/W,Fartuun Nuur Aadan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here