Wasaaradda Jubbaland oo Shegtay In Mamulada  iskuulada Lagala  Xisabtami Dono Bugagta Manhajka Cusub.

0
378
Kismaayo(Idaacada Waamo)Wasaaradda waxbarashada iyo tacliinta sare ee Jubbaland Oo Uu Dhawan Soo gaaray Manhajka Waxbarshada Ee Dalka Taasi Oo Ay Dadaal Kubixisay Wasarada Waxbarsahad Hidaha Iyo Tacliinta Sare Ee Somalia Islamarkana Ay Dhawaan Wasarada Waxbarashada Jubbaland Kuwarejisay Mamulahada iskuulada magaalada kismaayo manhajka dugsiyada hoose dhexe ee dalka,  kaasi oo ka kooban 147,995 buug  oo ay ka faa’iidaysan doonaan 44,114 arday oo dhigata dhamaan iskuulada hoose dhexe ee deegaanada Jubbaland, waxaana Wasradu  Ay Shegtay in Ardayga Iyo Mamulka Iskulada Lagala Xisabtami Dono Bugagta Banhajka Waxbarsahad Ee Dalka
Agasimah Guud Ee Wasarad Waxbarashada Jubbaland  Axmed Cisman Siyaax Ayaa Shegay in Ay Ilalinta Bugagta Ay Masuliyad Kawada Saran tahay Mamulka Iskul Ardayga Iyo Walidka Lona Bahanyahay In Ladhowro Madaama Ay Ardayda Loogu Qeybiyay Si Lacag La.aan Ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here